Etusivu
   Af Soomaali
   Yhdistyksen Säännöt
  Jäsenyys
   Naiset Islamissa
   Moskeijoiden Toimintaa
   Muslimit Tarjoavat Palveluja
   Osto Ja Myynti
   Kirjoja Myytävänä
   Linkkejä
   Yhteystiedot


Tiedotteet & Projektit



Af Soomaali - Boga Hore

Ururka guud ee dumarka muslimintaa, qeybta Finland ry. Waa urur la aasaasey 2001 oo ka mid ah urur 1996 Sudan laga aasaasay(The union of Muslim women).

Ururka dumarka muslimeed ee Finland ujeedoyinkiisa waxaa ka mid ah:

  • horumarininta howeenka muslimeed ruuxdooda iyo indeergarashadooda ee nolosha wanaagsan.
  • Gargaarka dumarka ajnabiga ah iyo sidey u dhaxgali lahaayeen bulshada finishka iyagoon qofnimadooda islaamka weeyn.
  • Adkeynta walaaltinimada ka dhexeeyso dumarka muslimeed iyo dhaqanka islaamka.
  • Kordinta aqoonta ay bulshada ka qabto Diinta Islaamka
  • Ka hortaga xaq darada iyo dhaqan bi inta.

Ururka dumarka muslimeed ee Finland waxay daabacayaan qoraalyo horumarinayaan nolosha wanaagsan ee dumarka iyo caruurta muslimeed, waxay diyaarinayaan barnaamish sida: muxaadarooyin, koorsooyin, iyo waxyaabo kale waxayna la shagaynayaan xaafisyo kala duwan oo dowlada ku xiran.

 
Etusivu | Naiset Islamissa | Yhdistyksen Säännöt
Yhdistyksen Tapahtumia | Moskeijoiden Toimintaa | Tapahtumia | Yhteystiedot

Copyright © KANSAINVÄLINEN MUSLIMINAISTEN UNIONI. All Rights Reserved. 2005.